Waaray

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo bilowdo webiga Shabeelle iyo agagaarka magaalada Iimey. Qubleey, maanyo, manyiikay, libin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waaray

awaarayn | dhaldhalaal | dhaldhalaal | libin | maanyo | xawaarayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg