Wacal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Wiil aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel¹.
Wacal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.dh)Gabar aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wacal ↴
wacalnimo | ablaawe | farakh | garac | wecel | wecel |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg