garac
(m.l)

(garac/-cyo, m.dh) Ilmo aan meher ku dhalan; wacal; wece.

garac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

ld garc.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garac

ebinefiriin [m.l] (baay.)
Hormoon uu soo daayo medullaha qanjidh kelyoodku, kaas oo kordhiya garacaa wadnaha, kor u qaada awoodda iyo dheeraynta dhaqdhaqaaqa muruqyada iyo kordhinta dhaqsaha iyo qotada neefsiga, si uu ugu diyaariyo jidhka cabsi, orod ama dagaal. Waxa kale oo uu joojiyaa dheefshiidka iyo qashinsaarka.

ablaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
1. Qof aan ciddii uu ka soo farcamay la aqoon. 2. Qof aan meher ku dhalan; wacal; garac.

farakh [m.l] (-khyo/furuukh, m.dh)
Ilma aan meher xalaal ah ku dhalan; wacal; garac.

garacad [m.dh]
Gabar aan meher xalaal ah ku dhala.

garco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-caday, -catay)
Meher la'aan uuraysasho. ld garac.

wadnejoogsi [m.l]
(daaw.) Joogsashada garaca wadnaha oo badanaa dhacda marka muruqyada bilaabaan inay si dhakhso badan u garaacaan dhiigna ayan soo saareyn (fibrilleshin) ama wadnahuba joosado.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg