Wadaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.dh)

Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadaan

taab | baaci | yeel | yeelaal | yeelan | dalow | dalwi | daruuri | dooji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg