Wareer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Madax-xanuun; madaxwareer.

Wareer

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Cid madax-xanuun dareemid. 2. Cid dayoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareer

jaahwareer | jaahwareer | jaahwareeri | jaahwareerid | jaahwareerin | jaahwareersan | jaahwareersanaan | jaahwareersanaansho | caado wareer | saaqan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg