Wargeys
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-syo, m.dh) Xaashi ama xaashiyo war ku yaal oo wakhti go'an soo baxa sida maalin, toddobaad, bil iwm oo inta la daabaco la faafiyo; joornaal. 2. ld wargeyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wargeys ↴
kaa | caddad | jornaal | maktabad | qodob | shirjaraa'id | toddobaadle | warfidiyeen | wargeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg