Waro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho. 2. Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waro ↴
cawaroobid | cawarow | diric | rimawarow | warasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg