Warra'

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf.

Warra'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rra'ay, -rra'day)

1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga warra'

warra' | warra' | warra'i | warra'id | warra'in | warra'is |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg