Waswaas

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Shaki; isla-hadal; laballaabow. ld wiswis¹.

Waswaas

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Qof wax uu samayn lahaa ka shakiyid. Tus. “Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay”. ld wiswis².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waswaas

waswaasi | waswaasid | waswaasin | wiswis | wiswis | wiswisid | wiswisin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg