Weled
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Beeryarada oo jirrata aadna u bararta. 2. (awlaad, m.dh) Ilmo la dhalay. 3. Kasha badarka lagu tumo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weled ↴
awlaad | beeryaro | caloolweynad | wille |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg