Werdi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ku celcelinta ereyo Alle loogu dhowaanayo. ld wardi.
Werdi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Ereyo Ilaah loogu dhowaanayo ku celcelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga werdi ↴
raatib | awlaadso | fiddee | jalwi | tusbax | wardi | werdiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg