Wiriqlaawe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(kiim.) Walax adke ah oo aaney atamyeedeedu lahayn ha-bayn qumman. Taas macnaheedu waa ma aha wiriq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiriqlaawe

quraarad | soodha |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg