Quraarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Dhalo; qarsho.

Quraarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Walax adag oo ilays-gudbiye ah lagana sameeyo isku kuleylinta kaalsiyam ogsaydh (laym), soodiyam kaarbooneyt iyo ciidda (silikoon IV ogsaydh). Quraaradu waa walax wiriqlaawe ah oo aan atamyadeedu ku habeysnayn raso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quraarad

dhalo | feynuus | heerkulbeeg | koorrib | mitimiye | nal | qarsho | qasaanqas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg