Xaabi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax meel yaal mar wada qaadid. 2. Wax wada dhammayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaabi

xaabid | majaxaabi | majaxaabin | majaxaabis | manjaxaabi | manjaxaabin | manjaxaabis | maxaabiis | mijaxaabi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg