Xaddi leeb
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo ..., m.l)Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay-naanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xad-di leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaddi leeb ↴
daafad | itaal birlabeed | keynaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg