Daafad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Daafad xariiqeed (p) ee walax waa taranta cufkeeda (m) iyo keynaanka (v) ee walaxda. Daafaddu waa xaddi leeb oo u jeeda dhanka jihada keynaanka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daafad ↴
daafad-xagleed | kuddaafad | nadaafad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg