Xagal qumman

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)

(xis.) Xagasha cabbirkeedu dhanyahay 90° ama P/2 gacasin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagal qumman

xagal fiiqan | xagal furan | xagal janjeedh | xaglo-isqummiye | darajo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg