xambaarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax dhabarka ku qaadasho. ld xambaaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xambaarso

xambaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Wax dhabarka ku qaadasho. 2. Gabar la guursa-nayo xoog kula bixid. ld xambaarso.

dadabxambaarsasho [m.f.dh]
eeg dadab- xambaarso. ld dadabxambaarasho.

dadabxambaarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg