xamur
(m.l)1. Geed gobka u eg kase gaaban oo miro laf adag oo la cuno leh. 2. Badar la dubay midkiisa buc-buca.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xamur ↴
buco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
Badar la dubay xamur noqosho.
xammur [m.l]
ld xamur.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg