Xannib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhib; cadaadis; kadeed. ld xannibaad, xannibad.
Xannib
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Cid xayiraad u geysasho. 2. Dhibid; cadaadin; kadaadin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xannib ↴
daa | betrooliyam | curyaami | curyaansan | dhagaxturaanturro | go'doomi | goo | reeb | soohdin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg