Xanto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo. 2. Gufarka hoos fariista subag la shiilay. 3. Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanto

cantoobo | dhererto | xantoobayn | xantoobee | xantoobi | xantoobin | xantoobo | xantoobsad | xantoobsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg