Xantoobo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xantoobo ↴
cantoobo | dhererto | xantoobee | xantoobso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg