Xanuun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw. 2. Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.
Xanuun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Kaar iwm dareemid; xanuun yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanuun ↴
aadaan | aadaan | aah | aa | raabiya | laabjeex | caadoxanuun | eedaad | eedaad | gaade |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg