Xaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Abbaar; daw; jid. 2. Wax maxkamad horteed ku caddaaday in qof lagu leeyahay. 3. Garsoor; caddaalad. 4. Run.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaq

baaddil | caadla'aan | raadraac | raadraac | tacaddi | xagaggaro | yaqiin | aayakatashi | andacoo | annaaniyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg