Xaqiiji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaqiiji ↴
karaar-cufisjiidad | salow | xaqiijin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg