Xargag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.
Xargag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag², xarkag².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xargag ↴
dareerka dhiigga | golobuliin | hargag | hargag | hargagid | xargagid | xargagid | xargagoosasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg