Xarrago

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob. 2. Qurux; wanaag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarrago

faajafajoo | haashaar | jaakad | saayaq | baashaar | bakoorad | balac | biid | daanshoo | dugaagad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg