Xarun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-umo, m.l)1. Caasimad; magaalo madax. 2. Rug; saldhig.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarun ↴
saad | barlammaan | qaybta liimbigada ee maskaxda | rug | saldhig | shirkad | teenna |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg