Xig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xaskul.
Xig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. In yar oo hoore ah. 2. Neef dhawaan la maalay caano yar oo candhadiisa ku soo dhaca.
Xig
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Wax, wax kale u dhowaansho. 2. Xiriir qaraabanimo yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xig ↴
baabaha masiixiga | saabbuunmadow | haadahaade | yaanyo | gaaf | laaxig | maajeen | maalin dayaxeed | oomane-u-eke | oraah |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg