Xigsinayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Hab lagu raadiyo dhakhsaha uu hal xaddi doorsoome isla beddelo xaddiga doorsoome kale. Tusaale ahaan baabuur baa socday fogaanta x1 ilaa x2 waqtiga u dhexeeya t1 ilaa t2. Xawaare celceliska babuurku waa (x2-x1)/(t2-t1) oo loo qori karo Dx/Dt, taas oo x ay u tagan-tahay isbeddelka x ee waqtiga t.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xigsinayn

abyin | aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan | heer-diirane | xeer silsilad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg