Xiisad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Biya ama dabayl si xooggan u socda. 2. (-do, m.l) Qas iyo qalaanqal xasil-loonida degaan wax u dhima.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiisad

hamsa | jeelbax | xiis | xiisadhac | xiisadhicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg