Xiis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.


Xiis

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

1. (f.g) Xargo dhowr ah isku soohid. 2. (f.mg) U x.: wax u hiloobid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiis

xalladee | dalxiis | dalxiise | dalxiisid | dalxiisnimo | dhamas | godadle | hamsa | hiwaayad | jeel |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg