Xir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)Kayn jiq oo aan meel la maro lahayn.
Xir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid. 2. Cid xabsi gelin. 3. Albaab qataarid. 4. Hawl meel ka socotay joojin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xir ↴
aabbur | aabbur | aadaminnimo | u | ka | na | gaadaami | gaadaan | maadaama | yaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg