Xirfad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Shaqo aqoonteeda la leeyahay oo lagu shaqaysto; meherad. ld xirfo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xirfad

yahan | adeeg | aritmatig | fan | farsamabarad | fuundi | ganacsi | hab-farsamadeed | istiraatijiyad | kala-jeexid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg