Xiriir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin. 2. Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan. 3. Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.
Xiriir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld xariir¹.
Xiriir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax si aan kala go'lahayn isu daba jooga noqosho. 2. La x.: arrin xogteeda cid kala hadlid. 3. ld xariir².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiriir ↴
u | ka | na | maadaama | ee | ibidimooloji | kaahin-birlabdanabeed | laakiin | naagayso | oo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg