Xudduud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-do, m.l)

Soohdin; seere; xad.

Xudduud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Duxda hadalka ama macnaha oraah lagu dhawaaqay ka dam-beysa. 2. Xusuus la sii dhadhansado, oo wax kolkaas la sheegay soo kiciyaan, lagu soo garwaaqsado. 3. Seere; soohdin; xad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xudduud

xad | seere |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg