Xad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.

Xad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Xudduud; soohdin. 2. ld xaj.

Xad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

(taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.

Xad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, dday)

1. Wax is-hortaagid. 2. Wax dhibid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xad

aadimo | haad | daafad | kaah-qorraxeed | kaakac | kaalori | maag | maanganiis | saami | saariq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg