Xurbiye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)1. ld xurbin¹. 2. Qaybta ku dhex wareegta matoor danab ama danab dhaliye, xurbintaasina waxa ay keentaa in uu danabku saaqmo mareegta dhexdeeda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xurbiye ↴
xurbi | xurbin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg