Xurbi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Caano iwm xurbiye ku walaaqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xurbi ↴
madag | xurbin | xurbin | xurbiye | xurbo | xurub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg