Xusuusan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Cid wax horay u dhacay maskaxda ku haysa ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xusuusan

dhadhab | garansoon | garwaaqsan | halmaan | waqdhis | xusuusnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg