Yaaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(bot.) Geed dheer oo aad iyo aad u sal iyo jirrid iyo dhex weyn: mayraxdiisa waxaa laga sameeyaa xargo iyo waxyaalo kale; mirihiisu waxay leeyihiin qaabka qulucda, buruq la cunana waa leeyihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaaq

yaaqil | yaaquud | dabayaaqo | riyaaq | riyaaq | riyaaqid | sayaaq | tayaaqoo | tayaaqood | tiyaaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg