Yabaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hadal iyo dhawaaq dad meel durugsan ka yeeraya. ld jabaq¹, yabaaq. jabaq, yabaaq

Yabaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bqay, -baqday; -bqi)

Dad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq². jabaq

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yabaq

yabaaq | jabaq | jabaq | uugaan | yabqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg