Yabooh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dadka cayrta ah, baryada ay wax ku weyddiistaan; waxa kolkay yaboohsadaan la siiyo. 2. ld yaboohid. yaboohid
Yabooh
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)1. Ka y.: baadi meel shir ah ka naadin. 2. U y.: cid, cid kale taageero u weyddiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yabooh ↴
yaboohi | yaboohid | yaboohin | yaboohis | yaboohsad | yaboohsasho | yaboohsi | yaboohso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg