Yacay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geedo yaryar iwm oo dhawraarin ahaan gogosha iyo dhulka la kala dhexgeliyo; asgogol.
Yacay
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-yay, -yday)Guri yacay dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yacay ↴
yacayan | yacayid | yacaynaan | yacaynaansho | bacaw |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg