Yad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Awood gacan lagu fuliyo. 2. Mulkile. 3. Gacan. ld yed¹.
Yad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Cid ama wax gacan wax ku yeelid. 2. Gacan wax ku dhigid. 3. ld yad 2. U y.: cid wax siin. 4. Ku y.: cid gacan wax ku yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yad ↴
jaabbiyad | maaddiyad | jaahiliyad | raaciyad | caafiyad | jaariyad | maaliyad | maamuusiyad | naamuusiyad | nabiyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg