Yahan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhagax, adag, xanaf leh oo middiyaha, toorriyaha iwm lagu afeeyo. 2. Baydari; ugaarsade; laaye; dile; hargaanti. 3. Hadii magac gadaal loogu liifaqo xirfad ayuu muujiyaa. Tus. “Dagaalyahan, aqoon-yahan iwm”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yahan

taariikhyahan | xaaraanyahan | aqoonyahan | aqoonyahannimo | buuriyahan | cagaaryahan | cayaaryahan | ciyaaryahan | dadyahan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg