Yarad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hanti la siiyo qoys ama qof laga guursaday gabar ama haweenay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yarad

boojimo | dhuumato | dibaaxis | gabbaati | hulkujir | qanjidh-marinleh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg