Yaree

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

1. Qof fal samayntiisa dhimid. 2. Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaree

caad | laancaddaad | qaalmooti | yarayn | yaraysii | yaryaree | biyo-fududayn | caanoqaadad | cashi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg