Yaw

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Y. ah: qof damac iyo hunguri badan leh oo bulshada dhexdeeda aan qiimo ku lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaw

ooryawalaal | ooryawalaaloobid | ooryawalaalow | yawyab | yawyab | yawyabid | cilmiga filiqsanaanta xayawaanka | istaarj xayawaan | xayawaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg