Yeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)Qeeb ceel biyo looga cabbo sida wadaan, dawli iwm.
Yeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Y.-kay, y.-kaa: arrintay, arrintaa iwm.
Yeel
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)1. Xarig dheer oo loo isticmaalo awrta rariddeeda oo isaga gudba awrka dhinacyadiisa, dabagelisna leh. 2. Inta xarig ah ee ka samaysan harag.
Yeel
Qaabnaxa: Xiriiriye | Conjunction Isrogrogga: (nax.)Ha yeeshee (hayeeshee) ama hase yeeshee (haseyeeshee): ha ahaatee, laakiin.
Yeel
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)1. Cid arrin ama wax kale ka aqbalid. 2. Kab go'day samayn. 3. Wax samayntooda ku kicid.
Yeelid*
Waxa loo isticmaala kabaha markii la tolayo Sida caliyow hoo kabahaan ii yeel
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Yeelid*
waa Ogolaansho, Kuraacid - waa eray Lid ku ah, diidmo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeel ↴
aabayeel | aabayeel | aabayeelid | aabeyeelid | ba | odayow | taab | ubaxayso | qaaban | qaaban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg